
Buraamburku waxa uu ka mid yahay maansada Soomaaliyeed waxana inta badan gooni u curiya Hooyooyinka Soomaaliyeed ama guud ahaanba haweenka soomaaliyeed.
Buraamburku sida maansada caadiga ah ayuu leeyahay qaafiyad ama miisaan, kaasoo uu ka bilaabmo xaraf kuna dhammaado.Buraamburka sida badan waxaa loo ciyaaraa isagoo sacab lagu ladhayo iyo waliba jiib iyo jaan.
Waa kuwan qaar ka mid ah buraamburro ay tiriyeen haween soomaaliyeed:
. FIGHTING TO BE HEARD: SOMALI WOMEN'S POETRY